DHAGEYSO:Madaxda laga soo doortay ismaamullada Xoola dhaqaatada dalka oo ka soo horjeestay nidaamka dakhili qeybsiga

Qaar ka mid ah madaxda laga soo doortay ismaamullada Xoola dhaqaatada dalka ayaa ka soo horjeestay

Xildhibaanka deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikariin Cismaan iyo wakiilka haweenka ee dowlad deegaanka Isiolo Rehema Jaldesa ayaa sheegay inayn caddaalad ahayn in la adeegsado hannaan ku saleysan tirada dadweynaha ee ismaamul kasta ku nool.
Mudanaha Fafi ayaa xusay in sida muuqato waqooyiga dalka uu danta ku khasbi doonto inuu Kenya isaga go’o.

Senetarka ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta Stewart Madzayo ayaa isna sheegay inaynan marnaba taageeri doonin nidaamkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here