DHAGEYSO:Madaxda Mandera oo ku baaqay inay noqdaan ciidamada taabacsan Janan

Hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari ayaa baaq u diray dowladaha Kenya iyo soomaaliya inay ku dadaalaan sidii dib loogu celin lahaa ciidamo la sheegay inay ka amar qaataan wasiirka amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan kuwaasoo u soo gudbay dhanka Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here