DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo la filaya in galabta khudbad qaran jeediyay

Madaxweynaha dalka Mudane Uhuru Kenyaatta ayaa la filayaa in galinka dambe ee maanta uu khudbadii 12-aad ee COVID 19 uu u jeediyo kenyaanka isagoona dib u eegis ku sameyn doona xayiraadaha sida bandowga dalka saaran iyo dib ufurka goobaha waxbarashada
Kenyaanka ayaa ka codsanaya madaxweynaha inuu ka qaado bandowga iyagoona sheegay inuu saameyn ku yeeshay sido kalena uu hoos u dhigay ganacsiyadooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here