DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in Dowladda ay dooneynin in dalka lagu soo rago xayiraad buuxda ee dhanka isu socodka

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa mar kale ku celiyay in mowqifka dowladda uu yahay in uusan dooneynin in dalka lagu soo rago xayiraad buuxda ee dhanka isu socodka,
Wuxuu sheegay in taa badalkeed uu doonayo in Kenyaanka uu hoggansamaan amarada dowlada ee ah talabooyinka looga hortaga faafitaanka cudur sidaha coronavirus.
Waxaa inta ku daray in dowlada wali ka shaqeynayso sidii loo hubin lahaa in adeegyada kale sida beeraha iyo soosaarka cunnada ay sii socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here