Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida oo ka hadlay dhaqan wanaagga

Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Mustafe Muxumad Cumar Cagjar ayaa sheegay in hadii la doonayo in hoggaanka umadda uu noqdo mid wanaagsan qeybaha kala duwan ee bulshada looga baahan yahay inay muujiyaan dhaqan wanaag.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay beenta, qabyaaladda iyo musuqmaasuqa oo dhammaantood uu sheegay in la joogo xilligii laga gudbi lahaa.
Waxaa uu sido kale ammaanay horumarka dhanka dimuqaradiyadda iyo xuriyatul qowlka ee laga dareemayo dowlad deegaanka uu hoggaamiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here