DHAGEYSO:Madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiinta Guriceel oo arrimo dhowr ah ka wada hadlaya

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo shalay gaaray degmada Guriceel iyo mas’uuliyiinta deegaankaas ayaa ka wada hadlaya in la dhiso dhismo ay ku shaqeeyso maxkamadda degmada oo hadda ku hawl gasha saldhiga booliiska Guriceel.
Qorshaha ugu weyn ee ay ka wada hadlayaan bulshada ku nool Guriceel iyo madaxweyne Qoor qoor ayaa ah sidii Guriceel ay uga mid noqon lahayd degmooyinka Galmudug ee loo sameeynayo golayaasha deegaanka
Xildhibaan Mursal Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow ayaan goor dhaweyd la hadalnay waxaana marka hore weydiiyey waxa bulshada deegaanka iyo iyagoo ah cidda ku matasha golaha wakiilada galmudug u diyaarsan ee ay kala hadlayaan madaxweyne qoor qoor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here