DHAGEYSO:Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay shirka soo socda ee Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay Dalka Turkiga.
Inta uusan ka dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade Ayuu faaf-faahiyey arima ay kamid yihiin ; shirka Dhuusamareeb oo 15-ka bishan lagu balansanyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here