DHAGEYSO:Madaxweynaha Galmuudg oo booqday ciidamo tababr qaadanaya.

Xerada Tabarada Ciidamada Daraawiishta maamulka Galmudug ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa Booqday Madaxweynaha Maamulka Galmudug.
Xubno loo laylinayo ciidamada Daraawiishta Maamulka Galmudug ayaa wuxuu Tabaro kaga socdaa labad xero ee indho-qaris iyo dhaanka-Roone waxana Masuuliyiinta Maamulka sheegeen inay noqonayaa ciidankii ugu horeeyay ee ay Tababartay galmudugta Cusub.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo ciidamada la hadlayay ayaa dhiiro galiyay wuxuuna Tilmaamay inay yihiin ciidamadii sii dhamaystiri lahaa guulaha ay Gaartay Galmudugta Cusub ee uu hogaamiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here