DHAGEYSO:Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka digay inuu baaqdo shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabelele Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay rajo weyn ka qabaan in uu dhaco Shirka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kaa soo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka.
Waxaa uu sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan waxyaabaha kasoo bixi doono, hayeeshee uu sheegay in hadii uu baaqdo ay ka dhalaan karaan in faragelin dhinaca Beesha caalamka ah ay timaado.
Dhamaan Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada kajira dalka ayuu ugu baaqay inay Shirkaasi kasoo qeyb-galaan,waxaana uu sheegay in natiijada laga filan karo shirka ay ku xiran tahay sida ay u Shaqeeyaan Guddiga ka baaraan deggidda Arrimaha doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here