DHAGEYSO:Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay lacago lagu eedeeyay inuu lunsaday

Madaxweyne Waare

Kadib markii dhawaan Xildhibaano ka tirsan kuwa maamulka Hirshabeelle ay Madaxweynaha Maamulkaas ku eedeeyeen inuu lunsaday lacag loogu tala galay gurmadka Fatahaadaha ee deegaanad Hirshabeelle.

Dhanka kale Madaxweyne Waare ayaa Faahfaahin ka bixiyay dhacdo shalay looga hor istaagay inuu gaaro Magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan halkaasoo dadka deegaanku ay sheegeen inuu madaxweynuhu doonayay inuu degmo u magacaabo balse ay diidan yihiin arintaas wuxuuna sheegay inuu doonayay sidii uu halkaas uga furi lahaa mashaariic hormarineed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here