DHAGEYSO:Madaxweynaha Jabuuti oo dhinacyada ku shirsan dalkiisa ugu baaqay inay wanaaga ka shaqeeyaan

Kaddib markii shalay Magaalada Jabuuti ee Caasimada dalka looga dhawaaqay gudi 13 xubnood ah oo ay soo kala xuleen dhinacyada Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa waxay hogaamiyeyaasha Soomaaliya,Soomaaliland iyo Jabuuti ay kula dardarmeen inay soo saaraan wax lagu farxo oo dhan ay ugu jirta umada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here