DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray wasaaradda maaliyadda Maamulkaasi

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa kormeeray wasaaradda maaliyadda Maamulkaasi, sidoo kalena kulan la yeeshay sii hayaha wasiirka wasaaarada gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee dowlada dhexe Soomaaliya.
Kormeerka Madaxweynaha ayaa ujeedadiisu ahayd sidii uu wax badan uga ogaan lahaa saamayn dhaqaalaha ka soo gaartay cudurka Covid 19 iyo sida ay u socdaan howlaha wasaaradda.
Wasiirka Maaliyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen ayaa faahfahin ka bixiyay kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here