DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur galbeed oo gurmad u dalbaday fatahaadaha Shabeellada hoose

Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa sheegay in lix kun iyo sideed boqol oo qoys ay ku barakaceen fatahaadda gobolka Shabeellada hoose isagoo ku baaqay in loo gurmado dadkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here