DHAGEYSO:Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay muhiimadda shirarkii looga arrinsanayay arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay bulshada deegaanada maamulkaas inay ka qeyb qaataan xoojinta midnimada ummadda Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay inay shirarkii saddexda ahaa ee ka kala dhacay Magaalada Dhuusamareeb iyo kii ka dhacay Magaalada Muqdisho lagu qaatay go’aamo aad muhiim u ah oo Masiiri ah isagoo sidoo kalena u Mahadceliyay madaxda sare ee dowaldda dhexe iyo goleyaasha Baarlamaanka oo uu sheegay inay Kaalin Muhiim ah ka soo qaateen go’aan ka gaarida qodobo ka mid ah kuwii lagu heshiiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here