DHAGEYSO:Madaxweynaha Puntland oo Salaada Ciida kaga qayb Galo Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyee dee Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa Saaka wuxuu Salaada Ciida Shacab iyo Masuuliyiin kale uu kula tukaday Masjidka Xaaji Cali Biixi ee Magaalada Gaalakcyo.
Madaxweyne Deni oo halkaas Khudbada ka jeediyay ayaa dhamaan umada Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa reer Puntland Hambalyo u diray wuxuuna sidoo kale kula dardaarmay isku duub iyo inay ka shaqeeyaan danta Guud.

Meelaha ka tirsan magaalada Muqdisho ee Maanta lagu oogay Salaada Ciida waxaa ka mid ah Masaajidka Isbahaysiga Islaamka waa kuwaan qaar ka mid ah shacabka oo hambalyo iskugu diraya maalmaha ciida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here