DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo eedaymo loo jeediyay

Gudoomiayah aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalak Soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo wuxuu ku eedeeyay inuu sharciga iyo Dastuurka dalka u yaala ku Xadgudbayo.

Madaxweynahaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Golaha Shacabka Shalay ka ka hor sheegay inuu ku soo celin doono Heshiiskasta oo shirka dhuusamareeb lagu gaaro si ay waajibaadkooda uga gutaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here