DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo in ka badan 30 sano kaddib bixinaya shatiyada diyaarahada

Ayadoo dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu saxiixay sharciga duulista Rayidka Soomaaliyeed ayuu wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar wuxuu Sheegay in markii ugu horaysay uu madaxweynaha Soomaaliya bixin doono shatiyada Diyaaradaha.
Wasiir Oomaar ayaa sidoo kale sheegay in diyaaradaha ugu badan ee hada ka howlgala gudaha dalka Soomaaliya aa wadamo kala ka diiwaan gashan yihiin sidoo kalena diiliyeyaashu ay dalal kala u diiwaangashan yihiin dowlada Soomaaliyana ay mardhow bilaabayso bixinta shatiyada taasoo sida uu wasiirku sheegay in xiran in dowlada Soomaaliya ay dib u howlgaliso shirkadii diyaaradaha qaranka Soomaaliyeed ee Soomaali Airlines.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here