DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo warbixin ka dhagaystay maamulka Gobolka Banaadir.

106

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo warbixin ka dhagaystay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo hawl wadeennadiisa, wuxuuna sidoo kale ku dhiirrigeliyay inay sii dardargeliyaan adeegyada bulshada ay u hayaan, la dagaallanka musuqmaasuqa, ka hortagga dhul boobka, hagaajinta bilicda Caasimadda iyo sare u qaadida tayada iyo xirfadda shaqaalaha Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka gobolka shaqooyin fiican hayaan isagoo ku sii bogaadiyay dadaallada ay wadaan inay sii laba jibaaraan.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale Hoosta ka xariiqay in qofkii doonaya inuu musuqmaasuq Sameeyo kii doonaya inuu qabyaalada ku shaqeeyo in qofkasta oo aysan ka go’nayn inuu dalkiisa Daacad ugu shaqeeyo uusan qarankaa soo kabashada ku jira u shaqayn Karin,isagoo sheegay in shaqsiyaadkaas gacan bir ah lagu qabtay.

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa sanooyinki ugu danbeeyay ku jirtay dib u dhis iyo Soo kabasho ayadoo dhanka kalena wali shacabku ka cabanayaan inaysan wali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here