DHAGEYSO:Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta ka hadlay arrima dhawr ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay meesha ka saartay hanaanka Sharciga ahaa ee lagu soo dhisay dowladda Soomaaliya.
Waxaa uuna u mahadceliyay dowladaha Somaliaya ka caawiya dhanka ciidamada

Waxaa uuna sido kale sheegay in Kenya ay yihiin dal daris ah oo ayna ka kashadaan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

Dhanka kale waxaa uu sheegay in la isaga daba hari doonin heshiisyada iyo safarada mas’uulyiinta Somalia ay galayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here