DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Arrimaha Dowlad Goboleedyadda

Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo maanta furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay horumar ka sameysay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.
Sido kale madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’antahay in la xaliyo qof walba oo wax tabanaya ka dib markii uu soo hadal qaaday arrimaha maamul goboleedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here