DHAGEYSO:Madaxweyne Ku xigeenka dalka oo ka hadlay haweeney ku umushay banaanka isbitaalka Pumwani

Madaxweyne ku xigeenka dalka ayaa si weyn u cambaareeyay dhacdo si weyn maalmahan baraha bulshada looga hadal hayay taas oo ahayd haweenay ku umushay banaanka isbitaalka Pumwani iyadoona la sheegay inay weysay adeeg deg deg ah.
Dr Ruto ayaa sheegay in dowlada ay dusha ka saaran tahay kharashaad walba oo ku bixi lahaa haweenka uurka ah marka ay dhalayaan.
Waxaa uu haweenka ugu baaqay inay ogaadaan in lacagta dhalmada ay bixinayso dowladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here