DHAGEYSO:Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo bogaadiyay wasaarada maaliyada maamulkaasi

Madaxwayne Ku-Xigeenka maamul goboleedka Galmudug ayaa Kormeeray Wasaarada Maaliyada ee Maamulkaasi wuxuuna sheegay inay ku dadaalayaan sidii musuqa looga ilaalin lahaa Maaliyada Maaamulka Galmudug.
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa dhamaan wasaarada maamulkaas ku amray in dhaqaalaha wasaaradaha soo gala wasaarada maaliyada lagu wareejiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here