DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Yurub u safray

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka soomaaliyeed ee Puntland Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa safar ugu ambabaxay dalka Jarmalka.
Waxaa garoonka diyaaradaha ee Generaal Maxamad Abshir ee magaalada Garoowe, ku sii sagootiyey Xubno ka tirsan Goloyaasha Dowladda Puntland, Guddoomiyaha Degmada Garoowe, Saraakiil Ciidan iyo Mas’uuliyiin kale.
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Puntland Cali Xasan Axmed Sabarey, ayaa ka warbixiyay Safarka Madaxweyne ku-xigeenka ee qaarada Europe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here