DHAGEYSO:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo xaflad Soo dhawayn ah loogu Sameeyay dalka Koonfur Africa.

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Nool wadanka Koonfur Africa waxay Magaalada Cape –Town ugu sameeyeen Xaflad Soo dhawayn ah.
Sh Shariif Sh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo goobta ka hadlaya yaa dadka Soomaaliyeed eek u nool wadanka Koonfur Africa wuxuu kala dardaarmay inay waxbarashada Ilamahooda iyo toodaba ku dadaalaan si ay u agaraan hormar dhinacyo badan leh.

 

Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeedee Ku nool dalka Koonfur Africa ayaa sheegay inay aad ugu farxsan yihiin booqashada Madaxweynihii hore uu ugu yimid ayna Soo dhawaynayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here