DHAGEYSO:Mandera oo laga ciiday iyadoo la raacaya talooyinka caafimaad ee dowladda

Dadweynaha ismaamulka Mandera ayaa maanta u dabaal degay ciidda iyagoo u hoggaansamaya tallaabooyinka lagu xakameynaya faafitaanka cudurka COVID19 sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.

Waa sidee dareenka shacabka Wajeer ee ku aaddan ciidda sannadkan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhamaystiraya.

Dhanka kale barasaabka ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta Salim Mvurya ayaa muslimiinta ugu baaqay inay dabaal degaan iyagoo ku baraarugsan inuu jiro cudurka saameynta yeeshay ee COVID19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here