DHAGEYSOMaqaaxi casri ah oo xariga looga jaray islii

Xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji , magaaladatani Nairobi ayaa caan ku ah ganacsiga waxaana soo badanaya meheradaha laga furayo oo ay ka mid tahay maqaaxi casri ah oo maanta xariga laga jaray.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa qodobkan noo dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here