DHAGEYSO:Masaakiin ku nool IFO oo laga farxiyay

Iyadoo weli lagu guda jiro dabaaldegga ciidul Adxaa ayaa waxaa laga farxiyay masaakiinta ku nool xerada qaxootiga ee IFO .
Sheekh Muxumad Cabdulqaadir oo kamid ah culimada xerada IFO ayaa warbaahinta Star Faahfaahin ka siiyay barnaamij xoolo lagu qalay oo ay dad badan ka faaiideen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here