DHAGEYSO:Maseerka ma jacaylbaa?

Waxaa waayadan dambe la soo tabinayay dhibaatooyinka dhanka qoyska ah sida in haweenka qaar ay raggooda gubaan iyadoo taasi maseer loo aaneynaya.
Ma la is oran karaa waxaa laga maseera qof la jecel yahay ?
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixin qodobkan ku saabsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here