DHAGEYSO:Mashquul ka jiro suuqyada xeryaha Dadaab

Suuqyada xeryaha qaxootiga ee dadaab ayaa maanta oo ay bisha ramadaan koow tahay waxaa laga daremayaa mashquul ballaaran maadama ay shacabku adeganayaan
wariyaheena deegaanka Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen ayaa saaka tagay mid kamid ah suuqyada ganacsiga ee xeryaha warbixintan ayuuna goordhaweeyd Dadaab nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here