DHAGEYSO:Mas’uul hore oo dowladda ugu baaqay inay dugsiyada furto

Duqii hore ee deegaanka FAFI ee ismaamulka Garissa Nuur Barre ayaa dowladda ugu baaqay in dib loo furo dugsiyada iyo dhammaan goobaha waxbarashada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here