DHAGEYSO:Mas’uul ka tirsan aqalka baarlamanaka Garissa oo ka hadlay Dastuurka dalka

Dastuurka Dalkani Kenya hadda looga dhaqmo kaas oo 10 sano jirsaday ayaa qaybaha bulshada ee sida gaar ah dastuurka wax loogu qoondeeyay waxa kamid ah dadka naafada ah .
Husen Borle waaa mudane ka tirsan aqalka wakiilada ee ismaamulka Garissa waana nin naafa ah .
Borle ayaa aaminsan in laga gaabiyay fursadi uu dastuurka siiyay dadka naaada ah ee Dalka.
Mar uu arrintaan ka hadlayay hadaladiisa waxaa ka mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here