DHAGEYSO:Masuuliyiin ka socday xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka oo gaaray gobolka Baay

Masuuliyiin ka socda Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa waxay kormeer ku sameeyeen Xarumaha Xafiiska Xeer ilaalinta ee deegaanada Koonfur Galbeed,Xabsiyada iyo Maxkamadaha ku yaala deegaanada Maamulkaasi.
Masuuliyiinta ka socday Xafiiska Xeer Ilaalinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaalkooda deegaanada Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here