DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan dowladda Dhexe iyo gobolka Banaadir oo ka qaybgalay munaasabad dhalinyarada oo Muqdisho lagu qabtay

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Dhamaan Masuuliyiin goobta ka hadashay ayaa sheegay inay dhalinyarado yihiin lafdhabarka umadda Soomaaliyeed loogana baahan yahay inay ka shaqeeyaan hormarka dalkooda ayna ka gudbana dhaqamada xun xun.
Sidoo kale waxay soo jeediyeen in dhalinyarada lagu taageero sidii hormar loogu gaarsiin lahaa madaama qaarkood la marin habaabiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here