DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo bogaadiyay dib u dhiska tuulada Ciyaaraha Soomaaliya

Wasiiro,xildhibaano iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa waxay Maanta kormeer ku sameeyeen xarumaha danta guud ee dowlada Soomaaliya ay ku dhistay Barnaamijka Isxilqaan.
Wasiir Wasaarada Maaliyada dowlada Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Sheegay inuu xarumahaas ku soo arkay wx lagu farxo iyo dib u dhis dhamaystirin isagoo sheegay inay arintaas ka marqaati kacayaan dhamaan dadka Soomaaliyeed ee caafimaad qaba ayna ku farxayaan quruxda ka muuqata Stadium Muqdisho Tuulada Ciyaaraha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here