DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo kormeeray Mashaaric lag fulinayo gobolka shabeelada Hoose

Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur-galbeed,Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa kormeeray mashaariic hormarineed oo maamulka Shabellaha hoose ka hirgeliyay Deegaanka Ceeljaale ee ka tirsan Degmada Marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose.
Masuuliyiinta ayaa sheegay inay mashaariicdaan ay wax tar u yihiin dadka deegaanka ayagoona dhanka kalena sheegay in deegaano badan oo ka tirsan gobolka shabeelada Hoose uu shuban ka dilaacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here