DHAGEYSO:Matatuuleyda Garissa oo yaaban ka dib markii ay baabuurta yaryarka ah suuqa kala wareegay

Gaadiidka dadweynaha ay raacaan ee loo yaqano mataatuuda una kala goosha xaafadaha magaalada Garissa ayaa suuq xuma soo wajahday ka dib marki ay baaburta yaryarka ah suuqa kala waregeen.
Wakiil wareedka warbaahinta Star MOHAMED MOGE ayaa warkan inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here