DHAGEYSO:Maxaad ka ogtahay gabdhaha cayaara kubadda cagta

Cayaaraha gaar ahaan kubadda cagta waxay ka mid yihiin waxyaabaha dhalinyarada ay si gaar ah u daneeyaan.
Wiilasha qaar ayaa waqtigooda geliya inay muujiyaan hibada uu Alle siiyay ee dhanka cayaaraha ah.
Hasa ahaate ma ka war qabtaa inay jiraan gabdho iyagana ka dhex muuqdo saaxadda cayaarta kubadda cagta.
Farxaan Cali Mukhtaar, wakiil wareedka idaacadda ee ismaamulka Nairobi ayaa wareystay mid ka mid ah gabdhaha xaafadda islii ku cayaara kaddibna warbixintan noo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here