DHAGEYSO:Maxay diinta islaamka ka qabtaa inaan gacmaha la isku salaamin xilliga cudur jiro

Dhawaan ayeey dowlada soo saartay digniin ku aadan in gacmaha la isku salaamin maadaama uu dalka soo gaaray caabuqa coronavirus.
Hasa ahaate waxaad arkeysa in bulshada muslimiinta oo ay soomaalida ka mid tahay ay weli gacmaha isku salaamayaan.
Haddaba maxay diinta islaamka ka qabtaa salaanta marka uu cudur halis ah jiro.
Sido kale waxaa ma jiro fikradda ay dadka qaar qabaan ee ah in cudurka Corona uunan saameynayn muslimiinta oo uu yahay mid dadka aan muslimka ahayn lagu imtixaanaya.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa arrimahan wax ka weydiiyay Sheekh Xassan Cabdi oo ka mid ah culimada ismaamulka Garissa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here