DHAGEYSO:Maxay diinta islaamka ka qabtaa kala fogeynta carruurta

Waxaa maanta ku eg toddobaadka naasnuujinta oo sannad kasta loo dabaal dego isbuuca ugu horreeya ee bisha sideedaad.
Khuburada caafimaadka ayaa qabo in hooyada oo canuga si joogto ah naaska u siiso ay ka caawin karto inaynan durbaba uur qaadin oo ay kala fogadaan carruurta.
In ka badan oo ka mid ah hooyooyinka soomaaliyeed ayaan fahansaneyn faaidooyinka ay leedahay dalmada oo waqtigeeda la kala fogeyo , haddaba diinta islaamka maxay ka qabtaa naasnuujinta iyo ilmaha oo waqtigooda la kala fogeeyo.
Maxamad Mooge ayaa warkan oo dhamaystiran Garissa ka soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here