DHAGEYSO:Maxkamada Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo xukun ku riday rag Shabaab ka tirsna.

Maxkamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa xukun ku riday rag Al-shabaab ka Tirsan oo kala ahaan Ismiidaamiye ku fashilmay qarax uu doonayay inuu ka folio xaflada ka socotay Degmada Guriceel ee gobolka galgaduu iyo shaqqsigii hagayay oo labada isla xiligaas ay Gacanta ku dhigeen Ciidamadii ilaalinayay amaanka Xafladaasi.
23 Bishii Shanaad sanadkaan 2019-Kaan ayay ragaasi Sameeyeen isku daygooda Walow Ciidamada amaanka ka hor istagaeen qorshihii ay wateen sida uu Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka kaga dhawaaqay Go’aankaan degmada Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here