DHAGEYSO:Meydka nin 50 sano jir ah oo laga helay Mumias

Shacabka ku nool xaafadda Manyatta ee deegaanka Mumias ee ismaamulka Kakamega ayaa dowladda ka dalbaday inay amniga adkeyso .
Tani ayaa timid kaddib markii nin da’diisu lagu sheegay 50 sano meydkiisa lagu arkay xaafadda Manyatta.
Dadweynaha ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aynan caddeyn qaabka dilkaas loo fuliyay iyo cidda ka dambeysa.
Waxay codsanayaan in xaafaddas laga hirgeliyo nalka habeenkii wadada iftiimiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here