DHAGEYSO:Meydka qof ku dhacay webi ku yaalla Nandi oo maalinkii saddexaad la raadinaya

Dadweynaha ku nool ismaamulka Nandi ayaa dowladda ka codsaday inay taageero u fidiso saddex maalmood kaddib markii qof 23 sano jir ah uu webi ku dhacay.
Waxay sheegeen in kastoo ay dadaal badan sameyeen haddana inaysan weli ku guulaysan inay meydka qofkaas helaan.
Waxay cabasho ka muujinayaan inaysan jirin buundo ay adeegsan karaan dadka halkaas ka gudbaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here