DHAGEYSO:Mid ka mid ah dadka ku dagaallamaya Hiiraan oo faahfaahiyay waxyaabaha la isku hayo

Cabdi Cali Faarax oo ka mid ah dadka reer miyiga ee ku dagaalamaya qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa wariyaha idaacadda Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud uga warramay xaaladda colaadeed ee ka taagan halka la isku hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here