DHAGEYSO:Mid ka mid ah dhibanayaashii Garissa gubaay oo wixii dhacay faahfaahinaya

Iyadoo maanta la aasaya madaxweynihii hore ee dalka Daniel Arap Moi ayaa waxay dhanka kale jiro xadgudubyo taariikhi ah oo gobolka waqooyi bari ka dhacay 24-tii sano ee uu wadanka hoggaaminayay.
Dhacdooyinkaas waxaa ka mid ahayd dhacdadadii la magacbaxday Garissa gubaay ee sideetameeyadii.
Mid ka mid ah shacabkii xilligaasi ay waxyeeladu soo gaartay ayaa idaacadda Star FM uga warramay sida ay wax u dhaceen iyo saameynta ay ku reebtay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here