DHAGEYSO:Mid ka mid ah qaxootiga Dadaab oo rajeynaya in Trump uusan mar kale qaban hoggaanka Maraykanka

Shacabka soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa si wayn isha ugu haya doorashada wadanka Mareykanka maadaama qaarkood rajo badan ay ka qabeen inay dib u dajin ka helaan Mareykanka balse madaxawaynaha hadda xilka haya uu xayraad saaray.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa la kulmay mid kamid ah qoysaska ay xayiraadda Trump saameysay warbixintanna nooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here