DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Garissa oo baaq u diray shacabka Jubbaland

Cisman Cabdi Ibraahim oo kamid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa soo dhaweyay dib u dorashada madaxwaynaha maamul goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland Axmad Maxamad Islaam oo shalay lagu doortay magaalada Kismaayo isagoo ugu baaqay inuu sii wado wax ka qabashada arrimaha ammaanka.
Shacabka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayuu dhanka kale ugu baaqay inay dowladda maamulkaasi la shaqeyaan si guul iyo horumar loo wada gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here