DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Mandera oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay fatahaadaha saameeyeen

Maxamad Kaahiye Cismaan oo ku magacdheer Xaaji Buullow kana mid ah odayaasha ismaamulka Mandera ayaa dowladda ka codsaday in ay garab istaagto dadka ay daadadku saameeyeen iyadoo dalka iyo guud ahaan caalamka ay ka jirto xaalad adag oo la xiriirta cudurka covid -19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here