DHAGEYSO:Mid ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland oo ka soo horjeestay qodobadii shirkii Dhuusamareeb

Xisbi lagu Magacaabo Hayaan oo ka mid ah Kuwa ka jira deegaanada Maamulka Puntland ayaa Masuuliyiin ka tirsan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland waxay ku sheegeen inay ka soo horjeedaan qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb Saddex ee dhawaan la soo gabagabeeyay.
Guddoomiyaha Xisbigaas Hayaan oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay inay qodobada shirkaas ka soo baxay ku dhaliinsan yihiin dhowr waxyaabood oo uu sheega inaysan xaaladda Soomaaliya ee xiligaan Gundhig u ahayn.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here