DHAGEYSO:Mooshiinkii laga gudbiyay barasaabka Wajeer oo laga laabtay

Waxaa meesha laga saaray mooshinkii la doonayay in xilka looga xayuubiyo Barsabka ismaamulka Wajer Maxamed Cabdi.
Wakiilada hoose ee ismaamulkaasi ayaa doonayay inay xilka ka qaadan gudoomiyaha.
Waxaa maanta magaaladatan Nairobi heshiis lagu gaaray in meesha laga saaro xil ka qaadistii la doonayay in lagu sameeyo gudoomiyaha Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here