DHAGEYSO:Moses Wetangula oo ka digay hadallada qalafsan ee siyaasiyiinta

Hoggaamiyaha xisbiga Ford-Kenya ahna senatarka ismaamulka Bungoma Moses Wetangula ayaa siyaasiyiinta kaga digay hadallada ay jeedinayaan oo uu sheegay in qaarkood ay dhibaatooyin ka dhalan karaan.
Waxaa uu madaxda ugu baaqay inay iska ilaaliyaan hadallada sababi karo naceyb iyo kicin dadweyne.
Moses Wetangula ayaa ku nuuxnuuxsaday inaan xilligan loo baahneyn in siyaasiyiinta xisbiyada Jubilee iyo ODM ay hawada isku mariyaan hadallo falcelin ah .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here